Sawirro Ciyaartii shalay dhexmartay kooxaha Sool Star iyo Liyuu Star

soolstar1 vs liyuu star4

Waxaa barbar dhac ku dhamaatay Ciyaar saaxiibtinimo ee kooxaha Sool Star oo ah horyaalka Gobolka Sool iyo Liyuu Star oo ah dhigeeda Jigjiga ee Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

Kooxda Sool Star ayaa goolkii ugu ka dhalisay, dadaal dheer ka dib koox Liyuu Star ayaa la timid goolkii barbar dhaca, waxaana ciyaartii ku dhamaatay gool iyo gool.

Kooxda Sool Star ee Gobolka Sool ayaa soo bandhigtay ciyaar wanaag.

Ciyaartan waxaa soo qaban qaabisay hayada SVO Steadfast Voluntary Organization.

Dhowaan ayaa la filayaa in caasimada Gobolka Sool ee Laascanood Ciyaar Saaxiibtinimo ku timaado Kooxda Liyuu Star ee DDS.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here