Sawirro Cutubyo ka tirsan Ciidamada Soomaaliya oo tababar Baydhabo loogu xiray March 18, 2020 0 Facebook Twitter WhatsApp Cutubyo ka tirsan Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa tababar loogu soo gebagebeeyey Magaalada Baydhabo. Munaasibadda ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha KG, taliyaha ciidanka XDS iyo Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya.