Sawirro Madaxweyne Cali Khaliif iyo Gudoomiyaha OLNF oo Jigjiga kulan ku yeeshay

onlf iyo cali khaliif1

Gudoomiyaha ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi ayaa qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif.

Casuumada oo ay ka soo qayb galeen xubno ka mid ah Golaha Dhexe iyo gudiga fulinta ayaa ka dhacday Istanbul hotel ee Jigjiga.

Prof Cali ayaa ah siyaasi si weyn looga yaqaan geyiga Soomaalidu degto.

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen isbedeladda siyaasadeed eeGeeska Afrika ka socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here