Sawirro: Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo Aas Qaran Garoowe loogu sameeyay

aas maxamed cabdi xaashi

Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda Puntland ee Garoowe.

Waxaa ka qayb galay Aaska Qaran Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyna Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Mudane Cabdi Xaashi, Guddomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa, Madaxweynihii hore ee Puntland, Sanatar Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS , ismimo, siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

Halkaan ka eeg Sawirada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here