Ra’iisul Wasaaraha Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.
Labada masuul ayaa ka wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha mudnaanta qaran leh ee 2020 iyo sida ugu habboon ee Qaramada Midoobay u taageeri karto ahdaafta dalku uu leeyahay.