Sawirro RW Kheyre oo si balaaran Adisababa loogu soo dhoweeyey

kheyre ethiopia4

Raiisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre oo maanta gaaray caasimada dalka Ethiopia ee Adis Ababa ayaa si balaaran loogu soo dhoweeyey isagoo la kulmay Raiisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.

Madaxda labada dalka ayaa la sheegay inay kawada hadlayaan Xiriirka sii xoogeysanaya ee labada dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here