War Sheekh Cabdi Xayi: Galmudug waxay isku heleen Madaxweynihii iyo Raiisulwasaarihii ee Soomaalida haka xishoodeen November 2, 2019 Facebook Twitter WhatsApp Sheekh Cabdi Xayi ayaa shalay Khudbaddii jimcaha si adag uga hadlay khilaafka Galmudug ka jira, isagoo sheegay in Reer Galmudug ay isku heleen Madaxweynihii iyo Raiisulwasaarihii oo ay ahayd inay aamusaan Soomaalida kaleba ha hadashee. DAAWO: