War Shuruudaha laga rabo qofka noqonaya Xildhibaanka Galmudug [AKHIRSO] December 24, 2019 Facebook Twitter WhatsApp Gudiga Dhismaha Maamul Usameynta Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo qofka doonaya inuu ka mid noqdo Golaha Baarlamaanka Galmudug.