Siyaasi Cabdulaahi Dahab: Cali Khaliif samirkii wuu ka sii dhamaanayaa

daamur iyo cali khaliif

Daawo Siyaasi Cabdulaahi Dahab oo sheegay in Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif uu samirkii ka dhamaaday oo loo baahan yahay in heshiiskii lala galay la fuliyo.

Cali Khaliif ayaa todobaadyadii ugu dambeeyey Itoobiya ku noqnoqonayey, isagoo maanta u ambabaxay kilinka 5 aad ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, todobaadkii horena safar ku tegay Caasimada Itoobiya ee Adisababa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here