Somaliland: Gudiga kahortaga CORONA oo Awaamiir Cusub soo saaray

astaanta somaliland

Gudiga Kahortaga Cudurka Corona-virus ee uu gudoominayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo Kulankoogii u horeeyay yeeshay ayaa awaamiir degdeg ah soosaaray kuwaasoo qayb ka ah siyaasada kahortaga cudurka Coronavirus.

Dhanka kale Masuuliyiinta Wasaaradda H. Caafimaadka JSL Ee G. Saaxil Oo Kaashanaya Maamulka Gobalka Saaxil Ayaa Wacyigalinta Kahortaga Cudurka Coronavirus Ka Sameyay Dugsiyada Waxbarashada Magaalada Berbera.

Arintan ayaa qayb ka ah deddaalada Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland ugu jirto kahortaga cudurka Coronavirus iyadoo wacyigalintu tahay habka ugu wanaagsan ee lagag hortagayo cudurka Corona ee halistisu dunida kusii fidayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here