Xukuumadda Somaliland ayaa qaaday dhammaan xayiraadii ay soo rogtay ee lagaga hortagayay faafitaanka Corona Virus.
Waxyaabaha la fasaxay waxa ka mid ah Duullimaayada, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in keliya dadweynuhu muujiyaan Taxadar dheeraad ah, halkan hoose ka
DAAWO