Somaliland: Waan u Diyaar-garownay ka hortagga Coronavirus

astaanta somaliland

Iyadoo kiisaskii ugu horreeyey ee xanuunka coronavirus ee loo yaqaano COVID 19 ay soo weriyeen dalalka Bariga Africa sida Kenya iyo Ethiopia ayaa wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland waxa ay mar kale ka warbixisay sida ay ugu diyaargaroobeen ka hortagista xanuunkan dunida faraha ba’an ku haya.

Wariyaha VOA, Sagal Mustafe Xassan ayaa arrimahan ka wareysatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Cumar Cali Cabdullaahi.

halkan ka akhriso Waraysigii Wasiirka Caafimaadka Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here