Soomaalida oo xubno muhiim ah ku yeelatay xisbiga talada Itoobiya haya

ethiopia map

Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe magaalada Addis ababa lagu gabagabeeyey shirweynihii xisbiga talada haya ee Barwaaqo.

Soomaalida ayaa xubno muhiim ah ku yeeshay golayaasha xisbigaas, ayadoo guddomiye ku xigeenna lo doortay Aadan faarax oo ka soo jeeda Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Soomaali badan ayaa arrintan u arka inay tahay guul u soo hoyatay marka la barbar dhigo xilliyadii ka horreeyey maamulka iminka dalka ka jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here