Soomaaliya oo gurmad dhakhaatiira u dirtay dalka Talyaaniga

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa gurmad dhakhaatiira u dirtay dalka Talyaaniga oo la daalaa dhaxaynaya cudurka Coronavirus.

Dhakhaatiirtan oo tiradooda lagu sheegay 20 oo shalay gaaray dalka Talyaaniga ayaa la sheegayaa inay ka hawlgaleen Koonfurta Talyaaniga oo ah meelaha xanuunku ugu daran yahay.

Guud ahaan caalamka ayey fajaciso ku noqotay gurmadka Soomaaliya talyaaniga u dirtay, waxayna noqonayaan dalkii sadexaad ee uu gurmadda, iyadoo dawlada Talyaanigu si weyn uga mahad naqday.

Arintan ayaa waxay lid ku tahay talaabadii uu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu gabdhaha Sacuudiga kaga gaday, kuwaas oo tiro yari ka badbaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here