Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Alle qabriga haw nuuro Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo goordhaweyd ku geeriyooday Cisbitaalka Haldoor ee Hargeysa.
1970-yadii ayuu la wareegay saldanada ka dib markii uu geeriyooday aabihii Suldaan Cabdilaahi.