Tahniyad meherka Sharma’arke M Muuse Dhiil iyo Nadiiro M Cali Shire Nuur

tahniyad meher

Khaalid Maxamed Shire Muuse Dhiil iyo Xaaskiisa Suleykha Qawdhan Warsame waxay halkan tahniyad uga dirayaan Sarma’arke Maxamed Shire Muuse Diil iyo Nadiiro Maxamed Cali Shire Nuur Beyle oo meherkoodu ka dhacay magaalada taariikhiga ah ee Taleex.

Waxay Alle ugu baryayaan inuu guurkooda ka dhigo guur kheyr.

Anaguna AAAMIIN ayaan leenahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here