Taliyihii Ciidamadda Booliiska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Caawa Geeriyooday

taliye cabdilaahi fadal iimaan

Allah haw naxariistee, waxa Caawa Magaaladda Hargeysa ku Geeriyooday Talihii Ciidamadda Booliiska Somaliland, Cabdilaahi Fadal Iimaan, kaas oo mudooyinkii dambe xanuun u jiifay.

Ilaahay marxuumka naxariistii jano haka waraabiyo, eheladii uu ka tegayna samir iyo imaan haka siiyo.

AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here