Turkiga oo Gadiid Gaashaaman ugu deeqay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed

gaadiid gaashaaman deeq turkey1

Turkiga ayaa Gaadiid Gaashaaman ugu deeqay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo uu la wareegay sii hayaha Wasiirka Difaaca Dalka iyo Taliyaha Ciidanka.

Gaadiidka casriga ah ee Gaashaaman ee Dawladda Turkiga waxay ku wareejisay Taliska Ciidanka Xoogga dalka.

Gaadiid Gaashaaman oo Casri ah ayaa maanta Dawladda Turkiga waxay ku wareejisay Taliska Ciidanka Xoogga dalka.

Slået op af Midnimo Qaran i Torsdag den 27. august 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here