Ukraine: Zelensky oo qeylodhaan afka furtay kuna baaqay heshiis

Ukraine Volodymyr Zelensky

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa maanta ku baaqay wadahadal nabadeed oo macno leh oo si degdeg ah loola yeesho Moscow.

Waxa uu sheegay in ay tahay fursada kaliya ee uu Ruushka ku xadidi karo waxyeelada ka dhalan karta duulaankiisa gardaradda ah.

“Waa waqtigii la kulmi lahaa, waa waqtigii la hadli lahaa, waa waqtigii dib loo soo celin lahaa sharafta dhuleed iyo caddaaladda Ukraine. “Haddii kale, khasaaraha Ruushku wuxuu noqon doonaa mid loo baahan doona dhowr jiil si looga soo kabsado.” ayu yiri Madaxweyne Zelensky

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here