Wakiilka QM ee Soomaaliya iyo Agaasimaha UNISCO oo booqday barnaamijka Isxilqaan

isxilqaan

Barnaamijka Isxilqaan ee ISKA WAX U QABSO loogu dhisayo goobomuhiim u ah umadda Soomaaliyeed ayaa ka socda Magaalada Muqdisho,kaas oo xarumobadani ay marayaan meel gebagebo ah, sida Tiyaatarka, madxafka iyo Maktabada Qaranka.

Barnaamijkan oo ay shalay ka shaqaynayeen Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradaha Ganacsiga iyo Shaqada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Xarumaha uu Ka Socdo Ololaha Isxil-qaan booqasho ugu tegay Wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan iyo Agaasimaha UNISCO Mrs. Audrey Azoulay.

DAAWO:

#SNTV

Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradaha Ganacsiga iyo Shaqada ee XFS oo Ka Qayb Galay Ololaha Isxil-qaan iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya oo Kormeer ku Tagay Xarumaha uu Ka Socdo Ololaha Isxil-qaan Dalkaaga Ku Dhiso ee Muqdisho.Zaki Al-saxafi

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i Tirsdag den 11. februar 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here