Home Blog Page 12

BOQOR BURHAN OO SOO DHOWEEYEY GOAANKII ISIMADA SSC

Boqor burhaan

Boqor Burhan Boqor Muuse ayaa soo dhoweeyey goaankii Ismadda SSC, dhanka kale wuxuu ku baaqay in Puntland la badbaadiyo Isimada Puntland isku yimaadaan.

DAAWO GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO KA HADLAY GOAANKII ISIMADA EE 17 XILDHIBAAN PUNTLAND

garaad jaamac garaad ismaaciil

Daawo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlay goaankii Isimadda ee 17 Xildhibaan ee Puntland kaga jiri jiray degaamada SSC.

DAAWO GARAAD CLAAHI GARAAD SALEEBAAN OO KA HADLAY GOAANKII ISIMADA EE 17 XILDHIBAAN PUNTLAND

Daawo Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan oo ka hadlay goaankii Isimadda ee 17 Xildhibaan ee Puntland kaga jiri jiray degaamada SSC.

https://youtu.be/v3DcoRlGBl8

DAAWO GARAAD JAAMAC GARAAD CALI OO KA HADLAY GOAANKII ISIMADA EE 17 XILDHIBAAN 

garaad jaamac garaad cali2

Daawo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay goaankii Isimadda ee 17 Xildhibaan ee Puntland kaga jiri jiray degaamada SSC.

DAAWO ISIMADA KHAATUMO OO GOAAMO KA SOO SAARAY 17 XILDHIBAAN EE PUNTLAND KAGA JIRAY

ISIMADA SSC KHAATUMO OO GOAAMO KA SOO SAARAY 17 XILDHIBAAN EE PUNTLAND KAGA JIRI JIRAY.

NIN 14 QOF TOOGASHO KU DILAY OO ISNA IS DILAY

prague

Nin dabley ah oo tan iyo shalay jaamacad ku taalla magaalaad Prague dad ku tooganayey ayey boolisku sheegeen inuu isagana is dilay, ka dib marki uu iska hor imaad dhex maray isaga iyo booliiska.

Weerarkaas waxaa ku dhaawacmay 25 qof, markii ninkaas oo jaamacadda arday ka ahaa uu rasaas ku furay. Rasaasta ayaa bilaabatay Khamiistii saacadda Afrikada bari markay ahayd 5tii galabnimo.

Ninka weerarka gaystay ayaa lagu tilmaamay inuu yahay 24 jir la yiraahdo David Kozak, waxaana la aaminsan yahay inuu aabihii meel kale ku soo dilay. Madaxweynaha jamhuuriyadda Czeck Petr Pavel ayaa dadka ka dalbaday inay midoobaan, waxaana lagu dhawaaqay in Sabtida ay noqon doonto maalin qaran oo la baroor-diiqayo.

MASAR: ISTICMAALAYAASHA BADDA CAS IYAGU HA ILAALIYAAN BADDA

badda cas

Masar waxa ay sheegtay in dalalka marinka u leh badda cas ay mas’uuliyad ka saaran tahay ilaalinta iyo bixinta shuruudo ku habboon xorriyadda socdaalka.

Talaadadii, Maraykanku wuxuu ku dhawaaqay 10-xubnood oo isbahaysi ah oo lagu magacaabo Operation Prosperity si ay uga ilaaliyaan maraakiibta ganacsiga ee badda cas inay sii xoojiyaan ka hortagga weerarrada fallaagada Xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay Yemen.

Balse Masar iyo Sacuudiga ayaan ku biirin isbaheysiga uu hoggaamiyo Mareykanka.

Maalintii Khamiista, Giriiggu wuxuu sheegay inuu halkaas u diri doono markab ciidan si uu u ilaaliyo maraakiibta.

Milkiilayaasha maraakiibta Giriiga ayaa maamula 20% maraakiibta ganacsi ee aduunka marka la eego awoodooda

GARAAD CABDILAAHI G SALEEBAAN OO KU BAAQAY TALO DEG DEG AH

Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan oo madaxdhaqameedka SSC ugu baaqay kulan deg deg ah.

TACSI: INAALILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN KHADIIJA M DIIRIYE

marxuumad khadiijo maxamed diiriye

Alle how naxariisto Marxuumad Wasiir/Khadiijo Maxamed Diiriye oo maanta ku geeriyotay Dalka Djibouti.

Khadiijo ayaa mudo dheer ka tirsanayd Goleyaasha Qaranka Soomaliyeed, Illaahay qoyskii iyo Qaranka Soomaaliyeed Samir iyo iimaan haka siiyo, iyadana naxariista jano haka waraabiyo.

INAALILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN SULDAN C CASIIS M YUUSUF AFGUDUUD

Cabdicasiis m y Afguduud

Allah haw naxariistee Suldaan Cabdicasiis Maxamuud Yusuuf Afgaduud oo ka mid ahaa musharraxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha maamuulka Puntland ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Gobolka Bari xilli uu ku sii jeeday magaalada Qardho.

Marxuumka iyo Wiilka oo shilka ku wada geeriyooday Illaahay how naxariisto ehelkiisiina samir iyo iimaan haka siiyo.

QORAALADDII UGU DAMBEEYEY