Home Blog Page 66

DAAWO MAAMULKA HARGEYSA OO KU DHOWAAQAY XABAD JOOJIN BILAA SHURUUD

MAAMULKA HARGEYSA OO KU DHOWAAQAY XABAD JOOJIN BILAA SHURUUD AH KADIB 5 MAALMOOD OO DUQAYN CULUS KU HAYEEN MAGAALADA LAASCAANOOD.

DAGAALKII LAASCAANOOD OO MAALINTII 5AAD GALAY IYO XABAD OO…

SSCGENOCIDE

Dagaal xoogleh ayaa maalintii shanaad magaaladda Laascaanood ka socda, waxaa laysku adeegsanayaa hubka noocyaddiisa kala duwan.

Maleeshiyada Jamhadda SNM ayaa wada duqeyn loo kala aabo yeelay oo ay ku wadaan shacab, burburinta adeegyada guud iyo guryaha shacab, iyadoo Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi uu muujiyey midabkiisa saxda ah.

NIN WALBAA XILKIISII HA HAYO SI AYNAAN FOWDO UGU DHICIN

maayarka laascaanood iyo g degaanka

Si ay Goboladda SSC uga baaqsadaan fowdadii Muqdisho ku dhacday 1991, waa in Masuul walbaa uu hayaa xilkii uu degaanka ka hayey haddii aanu dhib ku hayn kacdoonka iyo halgan Jamaahiirta. Halganka iyo Maamul Cusubi iskuma gelayaan, halganka, guusha iyo inaan cagaheena isku taagno waxay qaadan kartaa sanado.

Maamulka degmadda Laascaanood ee shacabkoodii ku soo biiray way mahadsan yihiin, waa inay masuuliyadoodii halkii iyo ka wanaagsan ka sii wadaan oo ay u diyaargaroobaan xaaladda kalaguurka, Maamulka Gobolka wixii aan ahayn Jamhaddii SNM ee magaalada joogaa waa inay xilkii buuxiyaan, wasaarad iyo hayad walba waa inay xafidaa amaanaddii iyo adeegyaddii ay bulshada u haysay deg deg.

Looma baahna In gudiyada aayo ka talinta iyo Isimadu ay ku qamaamaan arimaha maamulka.

DAGAALKII LAASCAANOOD OO MAALINTII AFRAAD GALAY

lasanod

Dagaalka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada degaanka iyo Maleeshiyada SNM ayaa maalintii afraad galay, waxaa laysku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan.

Maleeshiyadda Hargeysa ayaa si toos ah u bartilmaameedsanaysa duqaynta adeegyadda Bulshada iyo dadka shacabka ah, halka ciidamada Degaankuna ay difaac naf-hurnimo ah kala hortageen, taasoo dhalisay inay saacad walba ka sii durkiyaan magaalada.

GARAAD JAAMAC G ISMAACIIL OO YIRI MUUSOW BAAQ NABADEED IYO MADAAFIICDA ISWAAFAJI

garaad jaamac garaad ismaaciil

DAAWO GARAAD JAAMAC G ISMAACIIL OO YIRI “MUUSE BIIXOW BAAQ NABADEED IYO MADAACDA ISWAAFAJI”.

DAAWO AFHAYEENKA GUDIGA AAYO KATASHIGA SSC OO KA HADLAY DUQEYMAHA SNM LAASCAANOOD KA WADO

caaqil cabdirisaaq falaalug

Afhayeenka Gudiga Aayo katalinta Gobolada SSC Jiif Caaqil Cabdirisaaq Xasan Falaalug oo la hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyey dhuqaymaha iyo tacadiyadda ay jamhadda SNM ka wado Magaaladda Laascaanood.

Daawo

DAGAALKII LAASCAANOOD OO MAALINTII 3AAD GALAY IYO JAMAAHIIRTA XAQ U DIRIRKA OO

war deg deg

Dagaalka ka socda magaaladda Laascaanood ayaa maalintii sadexaad galay, waxaa lays weydaarsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan, Jamaahiirta xaq u dirirka SSC ayaa durba la soo werinayaa inay guulo gaareen.

Maleeshiyada SNM ayaa si aan kala sooc lahayn hub ka waaweyn magaalada ugu duqaynaya.

ISIMADDA SSC OO SOO DHOWEEYEY MOWQIFKA DAWLADA FEDERAALKA EE AAYO KATASHIGA IYO COLAADA

DAAWO ISIMADDA SSC OO SOO DHOWEEYEY MOWQIFKA DAWLADA FEDERAALKA EE AAYO KATASHIGA IYO COLAADA LAASCAANOOD.

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO KA HADLAY XAALADA LAASCAANOOD IYO DAGAALKA KA SOCDA

xasan sheekh2

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada Laascaanood iyo Dagaalkii shalay ka dhacay Garoowe.

DAAWO DOWLADDA FEDERAALKA OO KU DHOWAAQDAY MOWQIFKEEDA XAALADA LAASCAANOOD

Dowladda oo ku dhawaaqday Mowqifkeeda ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo dagaalka culus ee maalintii labaad galay.

QORAALADDII UGU DAMBEEYEY