Wararkii ugu dambeeyay ee colaadda Israa’iil iyo Falastiin

falastiini mudah qaza

Israa’iil ayaa saaka duqeymo hor leh ka geysatay marinka Qaza kadib markii dagaalyanahada Falastiin ay gantaallo ku garaaceen magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla koonfurta Israa’iil.

Weerarkan ayaa noqonayaa kii ugu ba’anaa ee laga fuliya Qaza tan iyo markii ay dagaallada bilaabmeen toddobaad ka hor.

Israa’iil waxay sheegtay inay beegsatay xarumo ay lahaayeen ururka Xamaas iyo guryo ay degenaayeen taliyeyaal ka tirsan ururka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here