War Wasaaradda arrimaha gudaha DF oo war kasoo saartay doorashada Galmudug February 2, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka, iyo Dib u heshiisiinta, ayaa qoraal kasoo saartay doorashada maanta ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee madaxweynaha loogu doortay Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor”. Hoos ka aqriso qoraalka. WAR SAXAAFADAEED