Wasaaradda Qorsheynta DFS oo diyaarisay Istaraatijiyada Xalka barakacayaasha iyo qaxootiga

wqdfs jamaal

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS Ayaa diyaarisay Istaraatijiyada Qaran ee Xalka waaraha ee wax loogu qabanayo barakacayaasha iyo qaxootiga so guryo noqdo.

Istiraatiijiyadaan ayaa ahmiyad weyn siinaysa sidii wax looga qaban lahaa barakaca daba-dheeraaday iyo sidii Xalwaara loogu heli lahaa dadka barakacu saameeyay ee ay ka mid yihiin barakacayaasha gudaha iyo qaxootiga soo guryo noqday.

Istiraatiijiyaddan waxa ay diiradda saaraysaa sidii Xal-waara loogu heli lahaa afarta sano ee soo socoto Arrimaha Barakacyaasha iyo qaxootiga soo guryo noqanayo ayna helaan xuquuqda asaasiga ah ee Muwaadinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here