Wasiir Faratoon oo si balaaran Laascaanood loogu soo dhoweeyey

yaasiin faratoon

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maanta gaaray magaalada Laascaanood ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Dulleedka Magaalada.

Kumanaan qof iyo gaadiid aad u tiro badan ayaa kaga hortegay duleedka Magaalada, kuwaas oo u soo gelbiyey gudaha Magaalada.

Wasiir Yaasiin ayaa u mahadnaqay dadweynihii soo dheweeyey.

Wasiirka ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho bulshadda qaybaheeda kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here