Wasiir Xigeenkii Arimaha Gudaha Jubbaland oo ciidamada DF isku soo dhiibay

war deg deg

WAR DEG DEG AH: Wasiir Xigeenkii Arimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Cawar ayaa maanta Ciidamada Dawladda Federalka isu soo dhiibay.

War deg deg ah oo naga soo gaaray Gobolka Gedo ayaa noo xaqiijiyey inuu hadda ku sugan yahay Degmadda Doolow, halkaas oo ay ciidamada Dowladda iyo Maamulka degmadu ku soo dhoweeyeen.

Waxaana la xaqiijiyey in khilaaf ba’an uu soo kala dhexgalay masuuliyiintii jubbaland ee Mandheera Kenya ku sugnayd, kaas oo saameeyey ciidamadii ay haysteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here