Wasiirka Caafimaadka SL oo Warbaahinta warbixin la wadaagay kulankii Ururada Bulshada

wasiirka caafimaadka sl

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa kulankii ururada bulshada la wadaagay deddaalada ay Wasaaradda H.Caafimaadka JSL Iyo Guddida heer qaran ee kahortaga & diyaar galowga COVID-19 Iyo ay ugu jiraan kahortaga iyo xakamaynta xanuunka Coronavirus.

Wasiirka W.H.Caafimaadka oo ururada la hadlaya ayaa ka warbixiyay dabagalka iyo baadhitaanada ay W.H.Caafimaadku ugu jirto xaqiijinta caafimaadka dadyowgii la kulmay labadii qof we hore looga helay xanuunka Coronavirus.

Wasiirka ayaa sidoo ka ka waramay xaqiijinta dabagalka jiritaanka xog ay dawlada Jabuuti ku sheegtay in ay xanuunka Coronavirus ka heshay Afar (4) ruux oo xadkeeda kasoo galay dhanka Somaliland. Kuwaasoo at wasaardu Ku daba jirto baadhitaanada meelihi at mareen iyo dadkay kulamada la yeesheen caafimaadkooga.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=146978856812664&id=103133851197165?sfnsn=mo&d=n&vh=e

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here