Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo shalay ka hadlay qalin-jebinta 154 xirfadlayaal cafimaad

wasiirka whc sl

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Cafimaadka JSL oo ka hadlaya qalin-jebinta 154 xirfadlayaal cafimaad oo dhamaystay Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Hargaysa.

Wasiirka ayaa goobtaas fariin Caafimaad uga diray bulshada Somaliland isagoo fursada ka faa’idaysanaya ka jeediyay wacyigalin halista cudurka Coronavirus iyo sida looga hortagayo. ‘

Sidoo kale, ka warbixiyay dedaalka Wasaaraddu ugu jirto kahortaga cudurka, talaabooyinka la qaaday iyo kaalinta Bulshadu ku leedahay kahortaga.

Muuqaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here