War Wasiirka difaaca Talyaaniga oo hadda magaalada Muqdisho soo gaaray March 23, 2021 Facebook Twitter WhatsApp Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka difaaca dalka Talyaaniga Guerrini Lorenzo ayaa goordhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho. Weftiga waxaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage.