Wasiirka Ganacsiga: Saylici wuxuu yidhi Xisbiga KULMIYE aniga ayaa leh laguma tartami karo

saajin iyo saylici

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamuud Sacad Saajin, oo Warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa ku eedeeyay madaxweyne ku-xigeenka in uu carqaladaynayo Doorashada jagada guddoomiye ku-xigeenka Afraad ee Kulmiye.

Saajin, ayaa sheegay in aanu tanaasulayn, balse uu ogol yahay tartan dhexmara isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka.

Halkan hoose ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here