Wasiirka H Caafimaadka Somaliland oo agab caafimaad kala wareegay Hay’adda WHO

wasiirka caafimaadka sl

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Mudane Cumar Cali Cabdillaahi ayaa agab caafimaad kala wareegay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee magaceega loosoo gaabsado WHO.

Agabkan caafimaad oo ka kooban qaybaha kala duwan ee shaybaadhka xanuunka lagu baadho Coronavirus ayaa qayb ka ah deeqo kala duwan Hay’adda Caafimaadka ee WHO ay mudooyinkii udambaysay soo gaadhsiisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=162457171931499&id=103133851197165?sfnsn=mo&d=n&vh=e

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here