Wasiiro ka tirsan Xukuumadda DFS oo ka soo jeeda Puntland oo gaaray Boosaaso

wasiirada dfs puntland

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo ka soo jeeda Puntland ayaa maanta gaaray Boosaaso, waxaa wafdiga Wasiirada ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Qorsheynta Jamaal Xasan Maxamed iyo Wasiirka Kalluumeysiga C/llaahi Bidhaan.

Weftiga ayaa waxay kulan la qaateen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay sidii loo demin lahaa kilaafka kala dhexeeya Dawladda Federaalka.

Weftiga ayaa isla maanta dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho, wax faahfaahin ahna lagama soo saarin kulankoodii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here