Xildhibaan Aamino Maxamed oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Beledweyne

xildhibaanada aamino

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu bartilmaameedsaday Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo kamid ahayd musharixiinta kursiga 135.

Aamino ayaa ku jirtay gudaha xerada Lama-galaay ee ay ka dhacayso dooroashada xildhibaanada baarlamaanka. Wararku waxay intaas ku darayaan in qarax kale uu ka dhacay xerada waxyar kadib qaraxii hore, ilaa iyo haddana la maqlayo dhawaq rasaasta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here