Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex wareegayo kaas oo ceyrinta Xasan Kheyre ku sheegay mid qalalaaso abuuri karto iyo mid lagu doonayo waqti kordhin.