Xogta xildhibaanadda la doortay, inta harsan iyo maamuladda ay ku harsan yihiin

xogta doorashada

Mudo ku dhow 2 sano oo lasoo dhaafay Dalkaan Waxaa ka jiray jahawareer Siyaasadeed iyo hubsiino La,aan Qabashada doorasho lagu wada Qanacsanyahay.

Doodo iyo diidmo badan oo laga soo gudbay maanta Waxaa soo baxay 236 Xildhibaan Gollaha shacabka ah iyo 54 Senator oo aqalka sare ah, waxaa dhiman 39 xildhibaan oo gollaha shacabka ah inta dhiman waxaay soo baxayaan isbuucaan siduu qurshuhu yahay.

Shaxda hoose waxay kuu muujinaysaa maamul goboleedyada soo dhameeyey iyo kuwa ay ku harsan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here